Gudoomiye Xisbiga Wadani Oo Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Abwaanka Muuse Cali Faruur Oo Xanuun U Jiifa

0
Tuesday January 21, 2020 - 15:19:08 in News by
  • Visits: 2246
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiye Xisbiga Wadani Oo Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Abwaanka Muuse Cali Faruur Oo Xanuun U Jiifa

    Gudoomiye Xisbiga Wadani Oo Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Abwaanka Muuse Cali Faruur Oo Xanuun U Jiifa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiye Xisbiga Wadani Oo Cusbitaalka Wayn Ee Hargaysa Ku Booqday Abwaanka Muuse Cali Faruur Oo Xanuun U Jiifa Hargaysa(HWN):- Gudoomiyaha Xisbiga mucaradka ee Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa saaka boqosho ugu tagay Abwaanka Muuse Cali Faruur oo cusbitaalka wayn ee magalada Hargaysa u yaala xaalad xanuun oo soo wajahay,

Gudoomiye Ciro ayaa boqasha uu ugu tagay u ahaa mid uu ugu kuurgaliyo xaalada caafimaad ee abwaanka oo xanuun soo wajahay oo qalina lagus ameeyay,gudoomiye Ciro ayaa ugu duceeyay abwaanka in ilahay ka kiciyo xanuunka.



Abwaan Muuse Cali Faruur ayaa ka mid ah abwaanada caanka ka ah gayiga soomalidu degday muddo badan sugaantiisa bulshada ugu waday dhanka wacyigalinta.



  HadhwanaagNews,com 
Hargaysa.Office
Loading...
Loading...