Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Oo Kulan Ku Yeeshay Duleedka Boosaaso.

0
Friday January 17, 2020 - 18:57:56 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1298
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maamulada Jubbaland Iyo Puntland Oo Kulan Ku Yeeshay Duleedka Boosaaso.

    Qado sharaftan ayaa Wafdiga Madaxweynaha loogu sameeyay deegaanka Biyo Kulule

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qado sharaftan ayaa Wafdiga Madaxweynaha loogu sameeyay deegaanka Biyo Kulule

Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa ka qaybgalay Munaasabada qado sharaf ah oo Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullahi Dani uu u sameeyay Wafdiga uu Madaxweynahu hogaaminayo ee booqashada ku jooga Magaalada Boosaaso ee Xarunta Ganacsiga Puntland.





Qado sharaftan ayaa Wafdiga Madaxweynaha loogu sameeyay deegaanka Biyo Kulule ee duleedka Magaalada Boosaaso.

 Madaxweynaha ayaa Shacabka iyo Xukuumada Puntland uga mahad celiyay soo dhawaynta qiimaha badan ee loo sameeyay Wafdiga isagoo xusay in ay kulanka Madaxda diirada lagu saari doono Iskaashiga labada dhinac iyo xaaladaha amaanka iyo Siyaasada guud ahaan dalka.

Loading...
Loading...