(Q 29aad O.R Tampo International airport)

0
Friday January 17, 2020 - 18:43:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1172
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Q 29aad O.R Tampo International airport)

    O.R Tamp International airport waa mid ka mida garomada caalimiga ah e Qaarada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

O.R Tamp International airport waa mid ka mida garomada caalimiga ah e Qaarada Africa waa garoon si wanaagsan u dhisan isla markaana u qabaysan si aad u wanaagsan garookan O.R Tampo international waa garoonka diyaraded e ugu fiican Africa waxa una ku yaala dalka south Africa.


Waa garoon aad u mashquul badan kaas o shaqeya habeen iyo maalinba waxa una Qabilsanyahay Domestic Flight Iyo waliba International fligh ka ba waxa istic maala sanad walba dad gaadhay 21 Milyan O Qof Garoonkan ayaa ah xarunta diyarada south Africa airways.



Hore waxa lo odhan jirey Jan Smuts international airport Hadana waxa lo bixiyey Johansburg international airport waxa laga badalay marki la so saaray xeerka odhanaya in aan garoomada diyaradaha logu magic darin siyaasiyinta o ay so saartay dawladd south Africa ugu danbayn waxa lagu magacabay O.R Tampo international airport.


O.R Intrenational airport waxa u leyahay labo run-way o aad u wanaagsan Sido kale waxa u leyahay 6 Terminal kuwaas o laka la jabiyo saddex melod o kala ah Intrenational terminal iyo Domestic terminal iyo waliba transit terminal o kala ah goob ay ku sugaan diyaarda dadka u safraya dalka dabadisa iyo goob ay diyarada ku sugaan dadka u safraya dalka gudihiisa iyo goob ay ku nastaan dadka wakhti aad u badan sugaya diyarada.


Garoonkan o ah mid heer calimiya waxa u ka qayb qaata hourmarka dhaqaale e dalka south Africa si lamida waxa u isku xidhaa dalal aad u badan waxa una u sahlaa dad badan in ay uso safraan south Africa si lamida ay uga safraan south Africa aduun waynaha inta kale waxa una sanad walba so xera galiya dalxisayaal aad u badan.


Bal Hadaba Qiyaas Dhaqaale intee leeg ayaa laga helaya 21 milyan o qof o in ka mid ah ay dalbanayaan dal kugalka marka laga reebo dadka sita passportiyada heer ka caalimiga ah e badanka visa free ama on arrival ku qaata visa yaasha.


Cajiib waa dhaqaale aad u badan o hadii si fiican loga faidaysto si fiican loogu horumari karayo isla markana laga samayn karayo isbadalo aad u wawayn isla markaana lagula tartami karaayo qaaradaha kale aduunka Africa wax walba way haysataa lakin maamul xumo iyo musuq masuq ayaa ragadiyay.

 

 

LA SOCO QAYBAHA DANBE O AYNU SI WADI DOONO.

…………………………………………………………………………………………………………

 

 

Ilaahayna hadalkaas haynagu anfaco

 

ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH ALLA MAHAD LEH

BY: Mohammed Adam Hassan

Engineer and Politician Researcher And writer

Hogaan IYO Horumar.

DOORO HOGAAMIYE WANAAGSAN OO HORUMAR KEENI KARA IYO ISBADAL DUNIDANA INA GAADHSIIN KARA.

E-MAIL:  [email protected]

TWITTER: HON MOHAMED ADEN HASSAN.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...