Safiirka UK U Qaabilsan Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland

0
Thursday January 16, 2020 - 18:37:59 in News by
  • Visits: 4002
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Safiirka UK U Qaabilsan Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland

    Safiirka UK U Qaabilsan Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safiirka UK U Qaabilsan Soomaaliya Oo Kulan La Qaatay Gudoomiyeyaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland


Hargeysa(HWN):- kulan ay galabta magaalada hargeysa ku wada qateen gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka iyo Safiirka Dawladda Ingriiska u qaabilsan Arimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador, Ben Fender



Kulanka oo warbahiinta aanay goob joog ka ahayn ayaa waxa qoraal lagu baahiyey barta baraha bulshada ay ku leeyihiin xisbiyada mucaaridka ah waxanu u dhigna sida:-

Guddoomiyayaasha 2da Xisbi Mucaarad Ee WADDANI iyo UCID C/raxmaan Maxamed C/laahi "Cirro" Iyo Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa galabta Magaaladda Hargeysa kullan khaas ah kula yeeshay Safiirka Dawladda Ingriiska u qaabilsan Arimaha Somaliland iyo Somalia Ambassador, Ben Fender iyo Wakiilka Dawladda Somaliland Ee Arimaha Igriiska Mr. Stuart Brown.

Kulankan ayaa ku soo afmeermay Jawi degan iyado waxa ugu weyn ee laga wada hadlayna aheyd sidii dalkan doorasho uga dhici laheyd 2020 taas oo bulshadda Somaliland iyo Beesha Caalamka u arkaan iney dalkan iyo dadkanba dan u tahay balse aaney xukumadda KULMIYE diyaar u aheyn.

Hadhwanaagnews

Hargeysa/office

Loading...
Loading...