Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Muranada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira

0
Wednesday January 15, 2020 - 14:40:36 in News by
  • Visits: 3145
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Muranada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira

    Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Muranada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Suldaan Maxamed Oo Ka Hadlay Muranada Siyaasadeed Ee Dalka Ka Jira


Hargeysa(HWN):-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir, ayaa ku baaqay in aan dib loo soo celin khilaafkii Xisbiyada, ee la gaadho xal iyo heshiis kama dambays ah oo ay isku af gartaan saddexda Xisbi Qaran.




Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir oo wareysi gaar ah siiyeyWargeyska Geeska Afrikawuxuu yidhi "In khilaaf dambe inagu soo noqdo maaha, mana wacna, ee Saddexda Xisbi iyo Xukuumadda waxaan talo odaytinimo ku leeyahay waxaa inoo wada dan ah heshiiskiina, ee khilaaf dambe yaanu inagu soo noqon, ee heshiis kama dambays ah gaadha, heshiiskiinuna waanu ku faraxnayna, oo dhammaan dadkeenu wey ku faraxayaan, laakiin khilaafkeena soo noqonaya dan inooma ah”.

Loading...
Loading...