War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Magacyada Dadka La Qisaasay Iyo Dembiyada Loo Haystay

0
Wednesday January 15, 2020 - 14:09:30 in News by
  • Visits: 7323
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Magacyada Dadka La Qisaasay Iyo Dembiyada Loo Haystay

    War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Magacyada Dadka La Qisaasay Iyo Dembiyada Loo Haystay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War Deg Deg Ah:-Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay Magacyada Dadka La Qisaasay Iyo Dembiyada Loo Haystay


Hargeysa(HWN):-Xukuumada somaliland ayaa ka hadashay xukun dil ah oo lagu fuliyey qaar ka mid ah eedaysanayaal loo haystay inay dilal hore gaysteen.

Natiijada sawirka war deg deg ah


war ka soo baxay xeer ilaalinta guud ee somaliland ayaa lagu soo bandhigay tirada dadka xukunka dilka ah lagu fuliyey, magacyadooda iyo dambiyada loo haystay, waxaanu warka xeer ilaalintu u dhignaa sidan:-


Iyadoo la fulinaayo amarna maxkamad sarre waxaa , saaka oo ay tahay bishu 15/01/2020 saacadu markay ahayd 7:45 daqiiqo waxaa Dil toogasho ah lagu fuliyay Gacan ku Dhiiglayaashan hoos ku xusan.


1: Gacan ku dhiigle Axmad Ibraahin Faarax. Ina Aamina Maxamed , kaa soo loo qisaasay dilkii uu u gaystay EX-ASK-pol marxuun maxamed Cabdi saleebaan.


2: Gacan ku dhiigle Xasan muxumad cismaan Ina shukri Yuusuf, kaa soo loo qisaasay dilkii uu ugaystay marxuun ismaaciil faarax maxamad.


3: Gacan kudhiigle khadar Aleel xirsi Ina maryan cumar, kaa soo loo qisaasay dilkii uu ugaystay marxuun siyaad Cabdi muxumad .


4: Gacan ku dhiigle Farxaan maxamad Xasan Ina khadiija khaliil, kaa soo loo qisaasay dilkii uu ugaystay marxuun Ibraahin Axmad Muuse.


5: Gacan ku dhiigle Caydaruus khadar Haybe ina Shahmaad Careef, kaa soo loo qisaasay dilkii uu ugaystay marxuun Idiris Daa’uud Jaamac .


6: Gacan ku dhiigle Cabdilaahi Ismaaciil Xayd ina Faadumo Cali, kaa soo loo qisaasay dilkii uu ugaystay marxuun Garaad Aadan Maxamad.


Goobta_Qisaasta


Waxaa dilkaasToogashada Qisaasta ah lagu Fuliyey Goob fagaare ah Taas oo ka soo Horjeeda Xabsiga Mandheera.

Loading...
Loading...