Diyaarad U Kala Gooshaysay Diridhaba Iyo Jabouti Oo Ay Is Jiidheen Ayax

0
Tuesday January 14, 2020 - 14:03:28 in News by
  • Visits: 3707
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Diyaarad U Kala Gooshaysay Diridhaba Iyo Jabouti Oo Ay Is Jiidheen Ayax

    Diyaarad U Kala Gooshaysay Diridhaba Iyo Jabouti Oo Ay Is Jiidheen Ayax

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Diyaarad U Kala Gooshaysay Diridhaba Iyo Jabouti Oo Ay Is Jiidheen Ayax


Hargeysa(HWN):- Diyaarad ay leedahay Shirkadda Ethiopian Airlines Boeing 737-700 oo u kala gooshaysay Magaalooyinka Diridhaba iyo Jabouti ayaa loo leexiyay dhinaca Magaaladda Addis ababa, ka dib markii ay hawada isku heleen ayax guuraya.



Ayaxan ayaan hakiyay diyaaradaasi, waxaana maamulka hawada ee diyaaradaha wadanka Ethiopia ay Go’aamiyeen in diyaarada loo leexiyo dhinaca Magaaladda Addis Ababa, halkaas oo ay markii danbe si nabad ah ku gaadhay.

diyaaradaasi ayaa markii ay soo cago dhigatay laga nadiifiyay ayaxaasi ay ku jiidheen hawada sare.

dalalka Soomaaliya, Somaliland, Ethiopia iyo Kenya ayaa waxa sanadkan ku habsaday Ayax Waxyeelo so gaadhsiiyay dalagii.

Hadhwanaagnews

Hargeysa/office

 

Loading...
Loading...