Geyigaa Ololaayee,Guuluhu Xooluhu Siiyey,Garan Waayeydaryeela,Gaaliyo Waa Camalkeed.

0
Monday January 13, 2020 - 08:18:22 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 853
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Geyigaa Ololaayee,Guuluhu Xooluhu Siiyey,Garan Waayeydaryeela,Gaaliyo Waa Camalkeed.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,

BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA.

 

 

GEYIGAAS OLOLAAYEE,GUULAHOOD XOOLUHU SIIYEY,

GARAN WA AYEY DARYEE LEE ,GEELODOOY MADHINAAYA,

GUMAA DUUN KU HESHIIYEY,GAALIYO WAA CAQLIGEEDO,

DHULKUUNBA LA GARIIRIYO,GAAJUUNBAY KU DANBAYN.

HADDAANAN GAADHI KARAYN,GURMADNA LOO FIDINAYN,

GABAYGAN AAN U DIRAYO,GAADHSIIYO IGA GEEYA,

GACAL BAANU AHAYNE,GEELAAS QAAR KA BADBAADSHA,

SOMAALIDAA GARANAYSEE,MUDAHARAAD KU GARGAARA.

GEELOOY SOO CELIYAAN,AAN GAADHSIINO ADUUNKOO,

GOLAYAASHA U DOODEE,XAWAYAANKA GARTOODA,

GUDBIYOO DACWAD SIIYA,IN LA QAADO GARTOODA,

INTAANAY DABAR GOYNINE.DEEQDA UU ALLE SIIYEY.

             ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...