Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Lacag Ay Ku Doonayso Laacibka Man United Ee Paul Pogba.

0
Friday March 29, 2019 - 13:18:19 in News by
  • Visits: 2060
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Lacag Ay Ku Doonayso Laacibka Man United Ee Paul Pogba.

    Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Lacag Ay Ku Doonayso Laacibka Man United Ee Paul Pogba.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Real Madrid Oo Soo Bandhigtay Lacag Ay Ku Doonayso Laacibka Man United Ee Paul Pogba.


Kooxda Real Madrid ee dalka Spain ayaa dalab la yaab leh u dirtay laacibka khadka dhexe uga ciyaarta kooxda Man United ee Paul Pogba.

Sida uu ku waramay wargeyska The Sun Naadigan ka dhisan dalka Spain ee Real Madrid ayaa qorshaynaya inay soo xera galiyaan laacibkan ka dib markii uu todobaadkii hore sheegay in riyadiisu tahay sidii uu kooxda boqortooyada ugu ciyaari lahaa.



Sidoo kale ciyaaryahanka Paul Pogba ayaa shaaciyey inuu jeclaan lahaa inuu la shaqeeyo tababare Zinedine Zidane, kaas oo uu sheegay inuu maalin uun noqon doono tababaraha xulka faransiiska.

Pogba ayaa hore ugu guul daraystay inuu ku biiro kooxda Los Blancos ka dib markii uu dib ugu noqday kooxda Man United oo ku iibsatay lacag gaadhaysa £89m, balse tababare Zidane ayaa u sheegay Pogba in mustaqbalka ay isku iman doonaan.

Wakhti xaadirkan ayaa la fahahsan yahay in ciyaaryahanka khadka dhexe ee Pogba uu ku faraxsan yahay joogitaankiisa kooxda Man United balse waxa jira dareen sheegaya inuu damacsanayn in waayihiisa ciyaareed uu ku soo gaba gabeeyo Old Trafford.

Real Madrid ayaa hada qorshaynaysa in lacag ka badan £125m ku kharash garaynaysa sidii ay u heli lahayd laacibkan.

Dhinaca kale kooxda Man United ayaa war ay soo saartay waxay ku beenisay in ciyaaryahankani uu ka sii jeedo kooxda "hada waa sax, Paul Pogba waxaanu saxeexay heshiis, hadana maaha iib qiime kasta oo lagu doono isaga oo xagaagan sameeyey qaab ciyaareed wanaagsan.

Sidoo kale warka ka soo baxay kooxda Man United ayaa lagu sheegay in Pogba uu soo bandhigay ciyaar wanaagsan tan iyo mudadii ka hoos ciyaarayey
Loading...
Loading...