Duqa Magaalada Muqdisho cumar finish oo Magacaabis sameeyey

0
Sunday January 12, 2020 - 14:14:28 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1570
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Duqa Magaalada Muqdisho cumar finish oo Magacaabis sameeyey

    Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa horey u ahaa Agaasima Dallada waxbarashada ee FPENS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa horey u ahaa Agaasima Dallada waxbarashada ee FPENS.



Guddooomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Finish) ayaa Magacaabey Agaasimaha waaxda Waxbarashada ee dowlada hoose ee Xamar.

 

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Duqa muqdisho ayaa waxaa xilkaas loogu magacaabay Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nuur, iyada oo uu xilka kala wareegi doono agaasimihii hore ee waaxdaasi Cabdinaasir Rooble Abuukar.

 

 

 

Cabdiraxmaan Cumar Sheekh Nuur ayaa horey u ahaa Agaasima Dallada waxbarashada ee FPENS.

 

Si kastaba laba todobaad ka hor ayay aheyd markii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu Guddoomiye Cuusb u Magacaabey degmada Cabdul Casiis ee Gobolka Banaadir,kadib markii guddoomiyihii degmadaas ay ku geeriyootey qarixii ka dhex dhacay Xarunta Gobolka Banaadir
Loading...
Loading...