Bahda Hadhwanaagnews Oo Hambalyo Dhalasho Udiraya Hamza abdi Adam Iyo Xaaskiisa Hibo Saleban Oo Wiil Udhashay.
Dhamaan Bahda Hadhwanaagnews oo uu ugu horeeyo Mulkiilaha Shabakada Hadhwanaagnews Ahmednnasir Jibriil iyo maamulka iyo shaqaaluhuba waxay dhalasho hambalyo farxadleh udirayaan Hamza abdi Adam Iyo Xaaskiisa Hibo Saleban Cartan oo wiil ugu dhashay dhakhtarka Gargaar Hospital ee Caasimada Somaliland Ee Hargaysa, wiilkaasi oo loobixiyay Haashim Hamza abdi.
waxaanay wiilkaa yare ee udhashay lamaanahaasi ilaahay uga baryayaan bahda Hadhwanaagnews in ilaahay ka dhigo wiil dalkiisa, dadkiisa iyo diintiisaba wax utara, oo anfaca waalidkii dhalay iyo dhamaan ummada muslimka ahba Aamiin Aamiin.
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!