Ma Sidan Ayaa U Dambeysay TV, Qaranka Somaliland In Hantidiis Sidanloo Isticamaalo.

0
Sunday January 12, 2020 - 09:29:42 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 828
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ma Sidan Ayaa U Dambeysay TV, Qaranka Somaliland In Hantidiis Sidanloo Isticamaalo.

    Sida aad ka warqabtaan waxay dawladkasta ay leedahay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida aad ka warqabtaan waxay dawladkasta ay leedahay
hay,ado dawli ah oo midkastaba ay qabato shaqo loo xilsaaray oo ay bulshadeeda ugu adeegto  tusaale ahaan wasaaraddaha, waxbarshadda. caafimaadka warfaafinta, maaliyadda. gaashaandhiga, cadaalada iwm.

Lis Dairy

haddaba aan hoos u soo daadego  waxaan arkay maqaal  laga soo duubay nin la yidhaahdo  Cali Duul Duul markii uu hadlaayey waxaa hortiisa yaalay mkaroofkii  Tv qaranka ee Somaliland .haddii loo adeegsan lahaa hantidiaasi dawlada  xagga wanaagsan way fiicanaan lahay laakiin ninkaasi  wuxuu ku hadlaayey wax ummadda kala fogeynaya ee naxlli ah . waxaa u arkaa inay tahay gaf laga galay ummadda somalilan in lacagtii cashuurtooda lagu ceytamo, waxaan u soo jeedinayaa  wasiirka wasaaradda iyo warfaafinta in talaabo laga qaado ninkii warka ka duubaayey ninka la yidhaado cali duul duul, waxaana laga sii daayey webb Burcoonline  maanta oo ah maalin  sabtiya 2020/01/11.

Lama aqbali karo in hantida ummadda si qaldan loo isticmaalo. waxaan  u soo jeedinayaa dhamaan wasiiradda wasaaraddaha  iyo hay.adha dawladd inay dabogal  aad ku sameysaan shaqaalaha sida qaldan u adeegsadda hantida dadweynaha .

Bal sawirkan ila eega
 
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...