Hargaisa Iyo Xamar Haday Dib U Midoobaan ! In Gadabuursi Midoobo Xadka Ethiopia Iska Qaado Ayaa Ka Dhaw Xamar Sababahan Dartood !!

0
Friday March 29, 2019 - 10:38:15 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1616
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hargaisa Iyo Xamar Haday Dib U Midoobaan ! In Gadabuursi Midoobo Xadka Ethiopia Iska Qaado Ayaa Ka Dhaw Xamar Sababahan Dartood !!

    W/Q: Dr.Khadar-Libaaxley.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

W/Q: Dr.Khadar-Libaaxley.


Sidii caadadaii aheyd ayaawaxa aan kasoo dukaansaday xalaymeheradaha wararka maalinlaha ah eewakhtigu soo liso ,waxa aan kabogtay khudbadsanadeedkii Madaxweynaha Somalia;oo aad moodoxilli akhriska khud-badiisii inuu u muuqdayNin kalifan oowax hiifsan balsewaayaha ayaa warmahaku gan ooka dhigay tamardari darteed wixiiSomalia la iskuodhan jiray miday rifeen wakhtigaiyo weheliye dahsoon.

Waxa aanmillicsaday madaxweynaha oosi aan loogabaran isaga iyomadaxdii ay iskuabb wadaaga ahaanjireen oo Somalilandu gacan haadinaaya,waxa ay iigumuuqatay soo dabcidiiugu weynayd hadalahaan iyo mooraalahaan ba abidee ka maqlomasuul madax kaah koon-furta Somalia;balse qof ahaanwalwal weyn ayeyigu abuurtay waayomustaqbalka dadka iyogobolka aan kasoo jeedo eeAwdal ma’aha miday Dani ugujirto Arimahaasi sababahan dartood:

1. Borama illaaXamar waxa ayisku jiraan 1600km ,oo macnaheedu yahaygobolkaasi iyo dadkiisabanoloshooda iyo mustaqbalkooda hahoos geeyaan Xamaroo u jirta1600km, halka Boramaillaa Addis-ababa ayisku jiraan kaliya700km, oo aanqabo in Addisababauga xaq mudantahay; waayohoraa loo yidhi( oodi abbka dhow ).

2.Awdal oo Boramamagaalo madax uah iyo Awbareoo magaalo madaxu ah Gadabuursiga itoobiyawaxa ayisku jiraan 44km, ( kaliyaXadka ayaa kalaqaybiyey walaalahaasi wadadhashay ) in Gadabuursidib u midoobooo uu xadka Boramadul-mara iskadhex qaado ayaakadhow in uuxamar dibula midoobo !!! islamarkaana qabanqaabiyaan DawladDeegaan Ethiopia kamid ah ooiyaga iyo beelahakale ee wallaaladood ahwada yeeshaan; taasiayaa uga faa’idoiyo macno badandhan walba hadiiay noqoto inXamar dib looguXiisoodo.

Dr.khadar -Libaaxley

[email protected]

[email protected]

Regional political analysts

3/4/2019


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...