Dulqaad Ha La Badiyo
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka
dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh
Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha musdambeedka
Oo khuseeya dulqaad ha la badiyo
Waxba innagama xigaan in dalka horumar la taaban karo la gaadhisiiyo si xusbiga kulmiye guushu u raacdo
Waxaanu soo dhawayna odayaasha iyo waxgaradka is xilqaamay ee ka ee inta dantoodi ilaawaaween ka hormaryey u guntaday ta dalkooda
cid kasta xilbaa ka saran Somaliland waa loo soo halgamay dhiigba loo soo daadiyey intii halgankaas ku shahiiday waxaanu Allah uga baryena jannnada fardawsa ka waraabiyo agoontii ay ka tageenna waxaannu uga baryena in aanay aduunka ku dhibatoon
talo soo jeedin
1. Xadhigga muwaadin dalka kula leh la xidho dalk waxyeello moonaanee waxba uma soo kordhinayo.
2. intii shacabka la xidhi lahaa ha laga shayqsiiyo iska wax u qabso
3. Bir ma gaydada xusbiyada mucaridka yaan lagula degin xadhigga waxaa la odhan kara intii Somaliland jirtay waa markii u horraysay loo hanjabo masuul qaran hooggamiyah saxda ah kama baqo cidda ku xeeran
4. Ha loo hooggaansamo qalabka sheegaya xawaaraha baabuurka taas waxaa ku yaranaya shilalka isbajoogga nafaha badan galaafay
5. Carruurta darbijiifka loo bixiyey ha la daryeelo
6. Inkasta oo qofku marka uu caafimaad qabo aanu war u hayn goor ay naftu ka baxayso ha loo diyaar noqdo camal wanaagsanna ha lala yimaaddo
7. Waxaa la mooda in warbaahinta qalad laga fahmay hadalka inta intii warbaahinta laygsugu ja waabi lahaa juhdiga hadalka lagalinyaayo waxaa ka wanaagsan sidii dalka hore loogu marin lahaa
8. Akhlaaqda aad masjidka la timaddo debedana ha laga hel
9. Ha dhiman adoo dayn kugu maqanyahay
Allaah ayaa mahad u sugnaatay
Ku dedaal janada sidii
aad ku geli lahay Haddii miyirkaaga iyo
maankaagu shaqaynaayoDeeq Cabdi digale khayr ayeynu isku ognay
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!