Galmudug Oo Nasiib Darro Ku Tilmaantay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwayne Farmaajo.

0
Friday March 29, 2019 - 09:53:38 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Galmudug Oo Nasiib Darro Ku Tilmaantay Hadal Ka Soo Yeedhay Madaxwayne Farmaajo.

    Maamulka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo saaray wadahadalkii ay Dhuusa-Mareeb kula yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomalaiya 26-kii bishan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maamulka Galmudug ayaa War Saxaafadeed ka soo saaray wadahadalkii ay Dhuusa-Mareeb kula yeesheen Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomalaiya 26-kii bishan.

Qoraalka waxaa lagu sheegay iney jirto isu soo dhawaansho u dhexeysa madaxda Galmudug iyo Wasiir Cabdi Maxamed Sabriye, Isagoo u sheegay madaxda Dhuusa-Mareeb in wixii la isla soo qaaday uu dib ugula laabanayo madaxda sare ee dalka.



Loading...
Loading...