Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Eritrea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro

0
Friday January 10, 2020 - 16:22:19 in News by
  • Visits: 2535
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Eritrea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro

    Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Eritrea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Eritrea Iyo Qaabkii Loo Qaabilay+Sawiro


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo oo saaka ka ambabaxay dalka ayaa gaaray magaalada Asmara ee dalka Eritrea.




Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa garoonnka dayuuradaha Asmara ku soo dhoweeyey dhiggiisa Isaias Afwerki iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan dowlada wadankaas.


Soo dhoweyn ka dib labada Madaxweyne ayaa kulan xasaasi ah waxaa uu uga bilowday xarunta madaxtooyada magaalada Asmara kaasoo illaa hadda uusan jirin wax war ah oo laga soo saaray.




Wararka qaar ayaa sheegaya in labada hogaamiye ay ka wada hadlayaan xiriiro arrimo ku saabsan iskaashiga Gobolka geeska Afrika iyo xaaladihii u dambeeyay ee ku soo kordhay.

Loading...
Loading...