Tacsi loo Diray Qoyska AHUN Marxuum Ex Wasiir Aadan Ahmed Warsame Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa.

0
Monday January 06, 2020 - 19:42:37 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 2068
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi loo Diray Qoyska AHUN Marxuum Ex Wasiir Aadan Ahmed Warsame Oo Maanta ku Geeriyooday Hargaysa.

    Allaha u naxariistee waxa maanta isbitaalka magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Allaha u naxariistee waxa maanta isbitaalka magaalada Hargaysa ku geeriyooday ex wasiir Aadan Axmed Warsame,(Labo-dhako) waxaana qoyska iyo qaraabada uu ka baxay tacsi tiiraanyo leh u diray salaadiinta iyo madaxdhaqmeedka gobolka Awdal.

Suldaan Ibraahin Jaamac Samatar
Suldaan SH.Ibraahin Cabdi Riiraash
Suldaan Muuse Cilmi Dugsiiye Sanbuurad
Caaqil Daahir Cismaan Cilmi
Caaqil Muuse Ceelaabe Abaar
Caaqail Barkhad Cismaan

Caaqil Tukaale Riiraash
Caaqil Xasan Caynaan (Fanaan)
Qaasim Daahir Cilmi
Axmed Nuur Muuse Geela
Maxamed Nuur Muuse
Cabdale Cali Yuusuf
Xildhibaan Ibraahin Ahmed Liibaan
Oday Axmed Xuseen Aare
C/raxmaan Xasan Cawaale.

Waxay dhamaan dadkaasi tacsi tiiraanyo leh u direen qoyska iyo qaraabada uu ka baxay AHUN Marxuum Ex Wasiir Aadan Ahmed Warsame, iyagoo alle uga baryay inuu naxariistii jano ka waraabiyo, qoyskii iyo asxaabtii uu ka baxayna samir iyo iibaan ka siiyo Aamiin.
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...