Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maareeye Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Haamaha Shiidaalka Berbera

0
Thursday March 28, 2019 - 16:36:40 in News by
  • Visits: 4061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maareeye Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Haamaha Shiidaalka Berbera

    Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maareeye Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Haamaha Shiidaalka Berbera

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maareeye Ku Xigeen Cusub U Magacaabay Haamaha Shiidaalka Berbera


Hargeysa(HWN):-Madaxweynaha somaliland ayaa maareeye ku xigeen cusub u magacaabay haamaha kaydka shiidaalka ee magaalada Berbera.




Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Muuse Biixi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Hadhwanaagnews ayaa u dhignayd sidan:-


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-278/032019​, ku magacaabay​Maareeye ku xigeenka Haamaha Keydka Shidaalka Jamhuuriyadda Somaliland.


Waxaanay u dhignayd wareegtada madaxweynuhu sidan:-


Wareegto Madaxweyne:- Magacaabid.


Markaan Arkay:​Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;

Markaan Tixgeliyey:​Ahmiyadda ay Haamaha Kaydka Shidaalku u leeyihiin Dhismaha Qaranka;


Markaan Arkay:​Aqoontiisa, Kartidiisa, iyo Waaya-aragnimadiisa;


Markaan ku Qancay:​In uu Hanan Karo Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilkan;

Markaan Sameeyey: ​La-tashi;


Waxaan Go’aansaday;


In Mudane, Carfaan Xaamud Cabdoo, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Maareeye Ku Xigeenka Haamaha Kaydka Shidaalka Jamhuuriyadda Somaliland.


Allaa Mahad Leh

Muuse Biixi Cabdi


Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland

Loading...
Loading...