Wasiirka Warfaafinta Soomaliland Maxuu Ka Yidhi Dacwada Qoyska Madaxwayne Muuse Ka Gudbiyeen Eng Faysal Cali Waraabe

0
Sunday January 05, 2020 - 18:34:56 in News by
  • Visits: 3182
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Warfaafinta Soomaliland Maxuu Ka Yidhi Dacwada Qoyska Madaxwayne Muuse Ka Gudbiyeen Eng Faysal Cali Waraabe

    Wasiirka Warfaafinta Soomaliland Maxuu Ka Yidhi Dacwada Qoyska Madaxwayne Muuse Ka Gudbiyeen Eng Faysal Cali Waraabe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Warfaafinta Soomaliland Maxuu Ka Yidhi Dacwada Qoyska Madaxwayne Muuse Ka Gudbiyeen Eng Faysal Cali Waraabe Hargaysa(HWN):- Wasiirka wasaradda Warfaafinta Soomaliland Salebaan Cali Koore oowarbaahintu ka waydiisay warar maalmihii udanbeeyay, la sheegayay in qoyska Madaxwayanaha Soomaliland dacwad ka gudbiyeen Hogaamiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe.

Wasiirka warfaafinta Saleebaan Cali Koore ayaa sheegay in aanu waxba kala socon dacwad ka dhan ah guddoomiyaha xisbiga UCID laakiin, ay suuro gal tahay.


Wasiirka oo ka jawabaya su.aasha hogaamiyaha ucid ee dacwada laga gudbiyay ayaa kaga jawaabay"Arinta Waxaan kale socda ma jirto,waana wax dhicikarta bila,aadamkana waana wax birafad ah,waxa bifadka ahna maalintii laba boqol oo qof ayaa dacwad iska gudbisa  cid waliba waxbay isku haysaa, inaan dacwad iska gudbino waxa maxkamadaha lagu talo galay, waa qaab sharciigana ka mid ah saddax dhadhaar ee qaranku ka kooban yahay warna uma hayo xaqna way uleeyihiin".wasiir Salebaan Ayaa Sida Yidhi

Wasiir Salebaan oo la waydiisayay su,aal u dhignayd in xukumada hada talada haysa iyo Xukumadi silaanyo ay tan hada haysa ka xadhig badan tahay dhanka siyaasiga ayaa wasiirku kaga jawaabay sidan"  markii horana waa la xidhi jiray,ninka ku yidhaahda lama xidhi jirin,ragii xidhxidhi jarayna waa raga hada mucaradka ah."Ayuu kaga jaawaabay Wasiir Salebaan Cali Koore.

Hahwanaagnews.com
Hargaysa.Office
Loading...
Loading...