Gudoomiyaha haya'ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida.

0
Sunday January 05, 2020 - 17:50:45 in News by
  • Visits: 1088
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha haya'ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida.

    Gudoomiyaha haya'ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida Soomaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha haya'ada Shaqalaha Dawlada Soomaliland Oo Hortagay Golaha Guurtida Soomaliland Hargaysa(HWN):- Gudoomiyaha Haya'adda Shaqalaha Dawlada soomaliland Gudoomiye Farxaan ayaa maanta Hortagay Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Soomaliland, 

Kulan ay gudida Joogtada golaha guurtida ay la qateen gudoomiyaha Haya'da Shaqalaha Dawlada ayaa ahayd ujadadiisu ahayd inay xog badan ka ogadaan hanaanka Shaqo ee ka dhex socota Haya'ada shaqalada dawlada waxanay warbixin dheer ka dhagayteen gudoomiyaha haya'ayaddq Shaqalaha Farxaan waxana uu ka earamay waxyabaha qabsoomay iyo qorshaha u dajisan.


Dhinaca kale Gudoomiayaha Haya'ada Dawlada shaqalaha Soomaliland mudane Arxaan ayaa geestiisa ka hadlay,kana waramay kulanka dhexmaray Isaga iyo Gudida golaha guurtida Soomaliland waxana uu sheegay inay wadagayeen hanaanka shaqo iyo qorshayasha ay haya'adadu damacsan tahay.



Hadhwanaagnews.com
 Hargaysa.office



waxa geestiisa ka waramay kulanka dhexmaray isaga iyo Gudada joogta golaha guurtida 
Loading...
Loading...