Xukuumada Soomaliland Oo Magalada Ceerigaabo Ka Dhagaxdhigay Guriga Madaxtooyadda Magaladaasi

0
Sunday January 05, 2020 - 17:25:56 in News by
  • Visits: 1315
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Soomaliland Oo Magalada Ceerigaabo Ka Dhagaxdhigay Guriga Madaxtooyadda Magaladaasi

    Xukuumada Soomaliland Oo Magalada Ceerigaabo Ka Dhagaxdhigay Guriga Madaxtooyadda Magaladaasi

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Soomaliland Oo Magalada Ceerigaabo Ka Dhagaxdhigay Guriga Madaxtooyadda Magaladaasi Hargaysa(HWN):- Xubno Ka Socday Qasriga Madaxtooyada Soomaliland oo U Horkacayo Agaasimaha Madaxtooyadda Soomaliland Maxamed Xali Bile ,ayaa gaadhay magalada Ceerigaabo waxana qaybaha kale duwan ee bulshada kaga hortageen koonfurta Ceerigaabo.

Soo dhawaybta ka dib waxa dhagax dhig lagu sameeyay xarunta madaxtooyadda Gobolka Sanaag ay yeelandoonto taasi oo noqondoonta guriga madaxtooyadda Magalada Cerigaabo ee Gobolka sanaag.

Dhagax dhigani oo si wada jira ugadhax dhigeen xubno ka socday madaxtooyada,maamulka Gobolka Ka degmada Ceerigaabo ayaa waxa ay ku dheeradeen qimaha ay yeelanayso in guri madaxtooyada laga yagleelo magalada Ceerigaabo oo ka mida Goboladda ugu Baladhan soomaliland.


Dhismaha madaxtooyadan cusub ayaa la sheegay in dhawaan la bilaabidoono dhismaheeda,lana bixiyay qanraskeeda oo ay dhisidoonto mid ka mida shirkada dhisme ee ka jira magalada Ceerigaabo.

Waxana Xusud Mudan dhulkan laga binaynayo dhimaha madaxtooyada ceerigaabo inuu Bixiyay muwaadin ku dhaqan Magalada Ceerigaabo.


Hadhwanaagnews.com
Ceerigaabo
Loading...
Loading...