Xukuumada Soomaliland Oo Beenisay In Xanuuno Laga Helay Dalagyadda Kasoo Baxa Dalka Gudihiisa

0
Sunday January 05, 2020 - 17:18:32 in News by
  • Visits: 1179
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukuumada Soomaliland Oo Beenisay In Xanuuno Laga Helay Dalagyadda Kasoo Baxa Dalka Gudihiisa

    Xukuumada Soomaliland Oo Beenisay In Xanuuno Laga Helay Dalagyadda Kasoo Baxa Dalka Gudihiisa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xukuumada Soomaliland Oo Beenisay In Xanuuno Laga Helay Dalagyadda Kasoo Baxa Dalka Gudihiisa

Hargaysa(HWN):- Kulan magalada Hargaysa si wada jira ugu dhexmaray wasiirka wasaradda Hormarinta Beeraha Soomaliland Axmed Muumin Seed iyo Gudoomiyaha Haya’ada dhawrista tayada ayaa ay kaga hadleen warar sheegaya in dalagyadda Soomaliland kaso baxa laga helay xanuunadan.

Wasiirka wasarada hormarinta beeraha Soomaliland Axmed Muumin Seed iyo Gudoomiyaha haya’ada dhawrista tayadda Soomaliland,Muuse Xasan ayaa si wada jira u beeniyay wararka sheegaya in dalagyadda Soomaliland ka soo baxa laga helay Xanuuno,waxanay sheegan warar ay hore ayaado madax banaan u bahiyeen inanay ku jira dalagyadda Soomaliland ee ay ku kooban tahay dalagyadda Somaliya.



Masuliyintan oo u hadlayay xukumada Soomaliland ayaa sheegay in muddo badan haya’ada dhawrista tayada Soomaliland oo adeegsanaysa khubaro ay baadhis badan ku sameeyeen markii la sheegay in dalagyadda Soomaliya iyo Soomaliland ka soo baxa laga helay xanuuno,taasina anay ka jirin Dalka Soomaliland ee ay ku kooban tahay Dalka Soomaliya waxan ay cod dheer ku shegeen in xananadaasi laga wayay dalagyadda ka Soo Baxa Soomaliland.

Gudoomiyaha haya’ada dhawrista tayadda Soomaliland ayaa yidhi’madama haya’da dhawrista tayada Soomaliland u xilsaran tahay hubinta baadhista dalagyada agabka dalka soo gala iyo ka dalka laga soosaraba iyo ka dalka lagu isticmaalaba waxana cilmi badhis ku sameeyay lix maado aan hore usoo sheegay,anaga oo ka duulayna research medairka lagu sheegay ee la yidhi cuntada soomalidu hesho waxa laga helay xanuuno badan marka hada waxaan halkan ku hayna natiijadii aan ku soo saarnay baadhiska aan  samaynay ”ayuu yidhi gudoomiyuhu.

Gudoomiyaha oo hadalka sii wata ayaa yidhi”cilmi baadhista muqdisho lagu sameeyay ee anaguna aan ku samaynay hargaysa waxaan mujtamaha Soomalilandu sheegayna, inanay khusaynin inaga cunteedana aan soo baadhnay aanay ku jirin wax dhib ahi”ayuu yidhi gudomiyaha Haya’ada dhawrista tayadda Soomaliland.


Wasiirka hormarinta beeraha Soomaliland Axmed Muumin Seed ayaa sheegay in dawlada Soomaliya baadhis ay ka sameeyay suqa Bakaraha muqdisho ay ka heleen xanuuno dalagyada ka soo baxa waxana kan isaga oo arimahasi ka hadlaya”muddo koobani inaga xigto runtii  waxay dawlada Soomaliya ee aanu jaarka nahay waxay suuqa bakaaraha ka qadeen saanbalo.raashinka dalka ka soo go,aan ah runta ay shegeen inay xanuun ka heleen,marka aan taa ogaanay waan la waadagay gudoomiyaha sidabaynu Soomaliya laba dawladoodbaanu nahaye,xanuun ku sheegan dalkoodi iyo dhulkoodi ku shegan dalkan aanu jaarka nahay way shakiyaan waxay odhayanaan waxani ma runba mise waa been,debadeed waxaanu ku go,aansanay aniga iyo haya’aduba aan ka wada shaqayno in saanbal ka qaado waxii dalageena ka soo go,ay”ayuu yidhi wasiirku




Hadhwanaagnews.com

Hargaysa/Office

Loading...
Loading...