"Faysal Waa Ninka Kaliya Ee Ismaciil Cumar Geela Ama Farmaajo U Jawaabi Kara"Ugaas Cabdirisaaq

0
Sunday January 05, 2020 - 16:46:03 in News by
  • Visits: 1705
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Faysal Waa Ninka Kaliya Ee Ismaciil Cumar Geela Ama Farmaajo U Jawaabi Kara"Ugaas Cabdirisaaq

    "Faysal Waa Ninka Kaliya Ee Ismaciil Cumar Geela Ama Farmaajo U Jawaabi Kara"Ugaas Cabdirisaaq

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Faysal Waa Ninka Kaliya Ee Ismaciil Cumar Geela Ama Farmaajo U Jawaabi Kara"Ugaas Cabdirisaaq
Hargaysa(HWN):-Ugaas Cabdirisaaq Kosaar oo ka mida bahda dhaqanka Soomaliland oo la hadlayay mid ka mida muuqbaahiyasha ka hawl gala dalka,ayaa ka hadlay saddaxda xisbi qaran ee ka jira dalka ,waxana uu gudoomiya faysal ku sheegay safarkiisu inuu yahay mid taarikhiya.


Ugaaska oo arimahaasi ka hadlaya ayaa yidhi”Waxaan maanta doonaya inaan ka hadlo saddaxda xisbi qaran ee jamhuuriyadda Soomaliland,halka laba xisbi iyagu  is eegayaan oo aad muudo laba dumar ah oo la wada qabo, oo isku hinaasay oo iska ilaaway dantii qaranka xisbiyaddu mucarad ahaado ama muxafad ahaade danta qaranka meelba looga soo wada jeedsanayaa,halka laba xisbi iska eegayaan xisbiga uu ogaaminayo Faysal Cali Waraabe hogaaminayo aad mooda in faysalna cadaw Soomaliland eegayay ee arkayay uu yahay,iyaguna maslaxadoodi iyo dantoodi is dawanayaan,is ximanayaan markaa waxaan leeyahay labadiina xisbi ku edayda faysal oo noqda wax qaranka iyo umada u shaqaynaya, halka aad iska eegaysaan Faysalna dalna ha joogo ama ha tage dibada ha jooge uu ka shaqaynayo midnimada iyo qarimana Soomaliland.”ayuu yidhi Ugaas Cabdirisaaq

 

Ugaaska oo hadalka sii wata ayaa yidhi”waxa ku soo beegay aadbaan u darasad sameeyay oo aad shacbiga dhexgasho had iyo jeer faysal ayay hadal hayaan,oo ay leeyihiin ninka Faysal waa nin aad usoo jeeda qarimanada Soomaliland,waana nin hadli karaya kalsooni isku qaba,hadii cadawga Soomaliland noqota la hadli karaya markaan darasada sameeyay qofkastana markiisu leeyahay,anigu had iyo jeer markaan dib u gees sameeyay war qabyalada halaga baxo ayaan leeyahay,hadii dorashadasi soo socota timaado waxaan leeyahay Faysal haloo codeeyo hadii ilayahay idmo,waana ninka kaliya ama Imsaciil Cumar Geel ahaato ama Farmaajo ahaate waa ninka kaliya ee la hadli karaya”ayuu ku soo afmeeray hadalkiisa Ugaasku

 

 

HadhwanaagNews.com

Hargaysa/Office

 

Loading...
Loading...