Ujeedada Kulan Dhexmaraya Axmed Madoobe Iyo Dhigiisa Puntland

0
Sunday January 05, 2020 - 10:38:09 in News by Xaaji Faysal
  • Visits: 1797
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ujeedada Kulan Dhexmaraya Axmed Madoobe Iyo Dhigiisa Puntland

    Axmed Madoobe ayaa Garoowe kula kulmi doona Madaxweynaha Puntland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Axmed Madoobe ayaa Garoowe kula kulmi doona Madaxweynaha Puntland


Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa la filayaa in Maalinta berito ah uu safar ku tago Magaalada Garoowe ee Xarunta Gobolka Nugaal,kadib dib u doorashadiisii.

 

Dadku dhow dhow Madaxtooyada Jubbaland ayaa waxaa ay sheegeen in laba arrimood uu Axmed Madoobe u tagayo Puntland,kuwaas oo kala ah doorashada soo socota iyo khilaafka dowladda iyo Dowlad Goboleedyada.

Image result for axmed madoobe



 

 

Axmed Madoobe ayaa Garoowe kula kulmi doona Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,iyaga oo ka wada hadli doono arrimo la xiriira doorashooyinka iyo xilliga kala guurkaah ee Arrimaha siyaasada & khilaafka dowladda iyo Maamulka Jubbaland.

 

Labada Madaxweyne ee Puntland iyo Jubbaland ayaa bilihii la soo dhaafay xirirkooda waxa uu ahaa mid wanaagsan,iyada oo Madaxweynaha Puntland uu siweyn uga qeyb qaatay xafladii Caleema saarka Axmed Madoobe,kadib markii ay qaadacday dowladda Soomaaliy

Loading...
Loading...