Hambalyo Meher:-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee USA Oo Hambalyo Gaadhsiinaya Gudoomiye Cabdifataax Walaaleeye Iyo Maradiisa Hoodo Cali Cabd

0
Saturday February 02, 2019 - 20:16:40 in Articles by Super Admin
  • Visits: 1276
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Meher:-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee USA Oo Hambalyo Gaadhsiinaya Gudoomiye Cabdifataax Walaaleeye Iyo Maradiisa Hoodo Cali Cabd

    Hambalyo Meher:-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee USA Oo Hambalyo Gaadhsiinaya Gudoomiye Cabdifataax Walaaleeye Iyo Maradiisa Hoodo Cali Cabd

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Meher:-Masuuliyiinta Xisbiga Waddani Ee USA Oo Hambalyo Gaadhsiinaya Gudoomiye Cabdifataax Walaaleeye Iyo Maradiisa Hoodo Cali Cabd Waxaanu dhambaal Hambalyo ah u diraynaa meherka Boqorka, C/Fataax Maxamuud Cali (Walaaleeye), Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Ohio ee dalka Maraykanka iyo Boqoradiisa Qaaliga ah Hoodo Cali Cabdi oo meherkoodu 28/01/2019 ka dhacay magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer.

Waxaana tahniyadan si wada-jir ah u diraya:

1. Maxamed Cabdi Ibrahim, Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Minasota, USA.

2. Axmed Maxamed Naaleeye Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee  Tennessee, USA.


3. Siciid Cabdi Raygal, Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka  Washington, USA.

4. Fu’aad Xasan,  Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka  Virginia, USA.

5. Ahmed Mohamed Qaadi, Xoghayaha Xisbiga Wadani ee USA

6. Yuusuf Cabdilaahi Xirsi, Xoghayaha Abaabulka iyo Wacyigalinta xisbiga ee USA

7. Faysal Maxamed Kudhage, Xidhiidhiyaha xisbiga Wadani ee USA

8. Ibraahim Xasan Boqorre, Guddoomiye-Ku-Xigeenka Xisbiga Wadani ee Ohio, USA

 
Waxaanu ku hambalyeyneynaa Ducadii Rasuulka (NNKH) uu Munaasibadan oo kale ku Duceyn Jirey "Baaraka Laahu Laka Wa Baaraka Calayka Wa Jamaca Baynakumaa Fil Kheyr”

Noqda kuwii aqalgalkooda ku gaadha bashbash iyo barwaaqo, ubad khayr qabana kala hela.

Aamiin… Aamiin…Aamiin.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...