Qaybahan is haysta Qolo kasta mid baan leeyahay:-W/Q: Cabdi Dhuux

0
Friday December 13, 2019 - 04:06:01 in Articles by A. Asbaro
  • Visits: 1237
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qaybahan is haysta Qolo kasta mid baan leeyahay:-W/Q: Cabdi Dhuux

    Odayaasha Madasha wada-tashiga waxaan leeyahay maalmaha Xisbiyaddu is haystaan ayuun baa la idin arkaaye,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Odayaasha Madasha wada-tashiga waxaan leeyahay maalmaha Xisbiyaddu is haystaan ayuun baa la idin arkaaye,
Madasha Midban Idhi,
Xisbiyada Mucaridka Midban Idhi,
Xukumada Midban Idhi
Dadka Shacabka beelaha Dhexe Midban Idhi
Xukuumaddana hal-baan idhi

Odayaasha Madasha wada-tashiga waxaan leeyahay maalmaha Xisbiyaddu is haystaan ayuun baa la idin arkaaye, waxaad ogaataan Somaliland ku dumi mayso Xisbiyo is haystee waxay ka dumaysaa beelaha Sool iyo Sanaag ee aan gar iyo garowsiyo midna aan la marin ee weliba aflagaadada loogu daray, markaa Madasha mallaa waxa habboonayd inaad arrinta Prof. Cali Khaliif Galaydh dhexdhexaad uga hadashaan oo aad runta ka sheegtaan ileen dooddiisanna waad dhagaysateen in badanne.
Image result for Cabdi Dhuux


Xisbiyada mucaaridka Mid Baan yidhi idinka ila ila meerayso isugu filane Marka Hore Umada Ukala Cadeeya Mucarid iyo Muxaafid kaad tihiin ee maantana ciro waxaan leeyahay heeshis qafiifa ha lagu hoos dhigo.

Xukumadana midbaan leeyahayo waxaad noo kala cadaysaa somaliland inay caynabo iyo gabilay aad ka dhigteen iyo shishayso Muranka Waxaanu Aragnaa Uun intaas U dhaxeeye.

Shacabka Beelaha dhexena waxaan leeyahay wadanka cid baa ina le oo Ina Eegaysa Intaase Haween Dhalinyaro Cuqaal Mushiiq Tvga Inta ka soo gashaaba waa beelaha Dhexe dib Isku Daawada oo arintan wax ka badala Oo Somaliland Gudaheeda ka dumi mayse Eega Halka Ay Ka Dumayso.

W/Q:-Cabdi Dhuux (Samo-Wade)

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...