Wax Bay Noo Keeneen

0
Thursday December 12, 2019 - 10:15:50 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1100
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wax Bay Noo Keeneen

    Wax bay noo keeneen annana waxbaanu udhiibnay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wax bay noo keeneen annana waxbaanu udhiibnay


10 / 12 / 19

Keene iyo kordhiye

Keene . waaryaa kordhiye saaxiib waxa uu yidhi KULMIYE

Gudidii dhexdhexaadintu waxbay noo keeneen annana

Waxbaanu udhiibnay maxay kula tahay.

Kordhiye . saaxiib waan ku qoslay hadalkaa KULMIYE

Waxaan ugu qoslay waxa laga sugayay wax gar loogu leeyay

Ayaa loola tegay waxay ahayd inay yeelaan ama diidaan

Laakiin annana wax kalaanu dhiibnay waxay ka markhaati

Kacaysaa ILA MEERAYSADII.

Waxa kaloo soo kordhay  m/weynihii oo sheekadii u bedelay

Saddex xisbi oo iska dhigay midaan shaqaba ku lahayn

Xisbiyadina waxay sheegeen inaanay dib ula kulmayn m/weynaha

Weliba way hanjabeen.

ALLA . ha sahlo waxaynu noqonay shuqul afrikaan odhanaya

Wallee kama kaco .

 

Guuleed liibaan snm1710@ livecom


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...