Baaqa Madaxweynuhu Waa Mid U Fiican Qof Kasta

0
Wednesday December 11, 2019 - 10:45:53 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1081
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaqa Madaxweynuhu Waa Mid U Fiican Qof Kasta

    Madaxweynaha ugu sarreeya jamhuuriyadda curdinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha ugu sarreeya jamhuuriyadda curdinka
ee somaliland ayaa goor dhow soo saaray haddalo wanaagsan, kuwaas oo xambaarsan tudhaale iyo dano guud.

 

Taas oo uu si toos ah ugu diraayo axsaabta dalkeena oo ku sahabsan dannaha iyo doorooshooyinka somaliland.

 

Waa arrin farxadeed isagoona carabka ku adkeeyey haddii aynu isku duubnaano inay  wax badan wada qabsan karno.

 

Madaxweyne oo ah madaxweyne laxejecle badan ka leh qaranimada iyo danta guud. wado dheerna usoo maray xafidida iyo ilaalinta thuraaska waddanka.

 

Haddaba xisbiyadda mucaaridka waxa ku waajiba aqbalida iyo gogol u fidinta uu madaxweynuhu ugu baaqay uguna fiddiyay dhamaan axsaabta dalkeena.

 

 

[email protected]


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...