Maanso Doorashada Daneeya

0
Saturday December 07, 2019 - 16:34:33 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maanso Doorashada Daneeya

    Maansadan waxay diirada saarasaa doorooshoiyinka gollayaasha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maansadan waxay diirada saarasaa doorooshoiyinka gollayaasha
deegaanka iyo barlamaanka ee jamhuuriyadda barakaysan iyo inay laba sanno oo dhan macquul ahayn mudo korodhsiga

Somaliland dalkeedu
Dadka jooga oo dhan
Afar milyanbay duhurkan
Ku dul caga gaynayaan
Deegaankay ay leedahay
Dhul doogle weeyee
Baday dacalka haysaa
Jamhuuriyad darayiyo
Dal wacanba weeyee
Dawladnimay samaysteen
Ciidan iyo diraysliyo
Wasiirooyin dooriyo
Kala duwan dhamaantii
Daawashay ku roontahee
Diidmaduse waxay tahay
Gollahii la doortee
Dadku taashka saaree
Ka dhamaatay duhur horaa
Labo sano ku darsadee
Kadaayaba leenahay
Waar doorosho daneeya
Taariikh da 'weyna
Qalinkiin ku duuga.


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...