Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Magacaabay Guddi Culimo Ah Iyo Hawsha Loo Igmaday

0
Friday December 06, 2019 - 02:23:20 in News by
  • Visits: 1800
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Magacaabay Guddi Culimo Ah Iyo Hawsha Loo Igmaday

    Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Magacaabay Guddi Culimo Ah Iyo Hawsha Loo Igmaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Magacaabay Guddi Culimo Ah Iyo Hawsha Loo Igmaday


Garoowe(HWN):-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Magacaabay Guddi Culimo Ah oo Qayb Ka Noqonaysa Gurmadka Gardafuu.

Natiijada sawirka axmed karaash


Garoowe, December, 05, 2019: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa magacaabay Guddi madaxbanaan oo Culimo ah, kuwaasi oo qayb ka noqonaya Gurmadka Gobolka Gardafuu.


Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash oo ka duulaya xaaladda bini'aadamtinimo ee ka jirta gobolka Gardafuu, taasi oo saamayn ku yeelatay nolosha shacabka ku dhaqan deegaanada gobolkaasi ayaa waxa uu magacaabay Guddi madaxbanaan oo Culimo ah oo qayb ka noqonaya gurmadka loo fidinaayo shacabka gobolkaasi.


Guddiga oo ka kooban lix xubnood ayaa kala ah sidan:-


1.Shiikh Fu'aad Maxamed Xaaji Nuur Guddoomiye.


2 .Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf Guddoomiye Ku-xigeen.


3.Shiikh Daahir Aw Cabdi Xubin


4.Shiikh Maxamed Macalin Axmed Xubin 


5.Shiikh Cismaan Maxamuud Xaaji Dirir  Xubin


6.Shiikh Maxamed Cabdullaahi Cabdalle Xoghayn.  


=DHAMMAAD=

Loading...
Loading...