Hadal-haynta Iyo Hirdanka Guddoomiyenimadda Xisbiga KULMIYE

0
Thursday December 05, 2019 - 19:42:09 in Articles by A. Asbaro
  • Visits: 1709
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hadal-haynta Iyo Hirdanka Guddoomiyenimadda Xisbiga KULMIYE

    Hadal-haynta Iyo Hirdanka Guddoomiyenimadda Xisbiga KULMIYE

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hadal-haynta Iyo Hirdanka Guddoomiyenimadda Xisbiga KULMIYE
Sida Runta aragtida ah sku wareejinta ama wareejinta guddomiyenimo ee Xisbi Xaakimka kulmiye, Waxay ka dhalatay, Saaxadana ku soo kordhiyay, Xisbil xaakimka kulmiye, Wakhtigii u Mucaaridka ahaa, shirki Xisbiga ee ka dhacay magalada burco.

Hadaba Arrintan oo sida runta ah ugub ku ahayd, saxada siyaasada ee asxaabta, Waxay si toos u fushay ama loo fuliyay, markii Madaxweyne Silaanyo uu ku guulaystay Doorashadii, 2010, taasi oo uu mudo kooban oo ah sida uu dhigayay heshiiskii xisbigu galay gudihiisa, uu ku wareejiyay xilkii gudoomiyenimo ee Xisbiga, gudomiye kuxigeenkii 1 aad ee xisbiga oo ah Madaxweynaha maanta talada haya, e muuse bixi abdi.


arrintan oo runtii hawsheeda iyo caqabadeeda lahayd, isla markana kala qaaday madaxweynihii iyo Guddomiyanimadii Xisbiga. Waxay dhacday wakhtigaas,
Sida Runta Madaxweyne Silaanyo wa u furdaamiyay, dhamanba Caqabadihii ay sababtay arrintani, iyo waxayabihii ka dhashay Arrinkan.

Hadaba Maanta hawshan guddomiyenimada Xisbil Xaakimka waxan qaba in ay tahay Caqabada ugu culus ee u wajahayo Xisbigu, sida loo furdaaminayo caqabadahan, Qaabka iyo wadada uu u marayana Waxay u taala, Madaxweyne Muse bixi.

Wa bilaahi tawfiiq.
Cali Xasan Cawaale
Hargaysa,Somaliland

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...