Wasiirka Arimaha Bulshada Soomaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wadanka Jarmalka+Sawiro

0
Wednesday December 04, 2019 - 16:01:08 in News by
  • Visits: 2392
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Bulshada Soomaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wadanka Jarmalka+Sawiro

    Wasiirka Arimaha Bulshada Soomaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wadanka Jarmalka+Sawiro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Bulshada Soomaliland Oo Lagu Soo Dhaweeyay Wadanka Jarmalka+Sawiro


Hargaysa(HWN):-Wasiirka wasarada shaqo galinta iyo arimaha bulshada Soomaliland Marwo Hinda Gaani oo mudooyinkii u danbeeyay safar ku joogtay wadamo ka mida yurub,ayaa maanta lagu soo dhaweeyay jarmalka,kaasi oo gagada diyaradaha ay kaga hortageen jaaliyada reer Soomaliland ee ku dhaqan Wadankaasi.




Wasiirada ayaa waxa kalmado soo dhawayn ah ku qaabilay xubno ka mida masuuliyinta jaaliyadda,iyo xubno ka socday asxaabta Wadani iyo Ucid waxanay si isku mid ah ugu soo dhawayeen wasiirka shaqo galinta iyo arimaha bulshada Marwo Hinda Gaani waxanay shegeen inay si baladhan ugu soo dhawaynayaan dalka jarmalka.





Wasiir Hinda Gaani oo ugu danbayntii ka hadashay soo dhawaynta ay kale kulantay dalka Jarmalka ayaa sheegtay inay ku faraxsan tahay soo dhawaynta ay ku qabileen,ugana mahadnaqayso soo dahwayntooda waxanay xustatay in dalka gudiihisa lagu yahay xisbiyo muxaafad iyo mucaradba,wasiirada ayaa sidoo kale carabka ku dhufatay inay kulamo kale duwan dadka jaaliyada reer Soomaliland kula qadan doonto inta ay la joogto.  




HadhwanaagNews.com 
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...