Wasiir Ku Xigeenka Wasaradda Qorshaynta Ee Madaxwayne Muuse Ka Caydhiyay Wasiiradiisa Oo Ka Hadlay Xilka Laga Qaaday

0
Tuesday December 03, 2019 - 13:11:51 in News by
  • Visits: 3232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Ku Xigeenka Wasaradda Qorshaynta Ee Madaxwayne Muuse Ka Caydhiyay Wasiiradiisa Oo Ka Hadlay Xilka Laga Qaaday

    Wasiir Ku Xigeenka Wasaradda Qorshaynta Ee Madaxwayne Muuse Ka Caydhiyay Wasiiradiisa Oo Ka Hadlay Xilka Laga Qaaday

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiir Ku Xigeenka Wasaradda Qorshaynta Ee Madaxwayne Muuse Ka Caydhiyay Wasiiradiisa Oo Ka Hadlay Xilka Laga Qaaday

Hargaysa(HWN):- Wasiir ku xigeenka wasaradda qorshaynta qaranka Soomaliland Xuseen Ibraahim Buuni oo dhawaan uu xilka ka caydhiyay madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa markii kowaad ka hadlay sababta keenay in wakhtigan madaxwaynuhu,ka caydhiyo xilkii wasiiirnimo.


Xuseen Ibraahim Buuni ayaa lagu xasuusta xiligii olalaha in madaxwayne Muuse bixi uu ka mid ahaa shakhsiyaadkii caanka ku noqday u olalaynta madaxwayne muuse ,wasiir xuseen Buuni oo arimaha xilka xayuubintiisa ka hadlayaa ayaa yidhi"Suunaha dawladinmo ayay tahay in madaxwaynuhuu isku badal ku sameeyo xukumadiisa,waana awood dastuuriga oo dastuurka Soomaliland ayaa madaxwaynaha siiyay, inuu isku badal ku sameeyo golahiisa wasiirada iyo xukumada markaana waan soo dhawaynayaa"ayuu yidhi ex wasiir Buuni



Wasiirka oo hadalkiisa sii wata ayaa yidhi"wax gaar ah oo aan ku odhan karo,waxaasa igalaftay hadii la odhan karo shaqo xumo,hadii shaqo imaansho la,aan noqoto,wax kale oo loo tiriyo ay noqon karto ,aan u qaadi karo ama aan u tirin karo ma jirtee waxaan taas u daynayaa uun in madaxwaynuhu gartay waana ku soo dhawaynayaa waana ku ixtiramayaa" ayuu yidhi Ex Wasiir Xuseen Ibraahim Buuni.



HadhwanaagNews.com
Hargaysa/Office
Loading...
Loading...