Ciyaaryahanka Leo Messi Oo Abaal Marinta Ballon D'or Ku Garaacay Ronaldo Iyo Virgil Van Dijk

0
Monday December 02, 2019 - 23:48:56 in News by
  • Visits: 1559
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciyaaryahanka Leo Messi Oo Abaal Marinta Ballon D'or Ku Garaacay Ronaldo Iyo Virgil Van Dijk

    Ciyaaryahanka Leo Messi Oo Abaal Marinta Ballon D'or Ku Garaacay Ronaldo Iyo Virgil Van Dijk

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciyaaryahanka Leo Messi Oo Abaal Marinta Ballon D'or Ku Garaacay Ronaldo Iyo Virgil Van Dijk


Kabtanka kooxda Barcelona iyo xulka qaranka Argentine Leo Messi ayaa ku guulaystay abaal marinta Ballon d’or ee sanadka 2019a.

Lionel Messi wins the Ballon D'Or for a record-breaking 6th time. EFE


Kabtanka Barcelona ayaa loo doortay inuu yahay laacibkii ugu wanaagsanaa kubada cagta aduunka sanadkan sii dhamaanaya ee 2019.


Weeraryahanka Leo Messi ayaa abaal marintan ku garaacay difaacyahanka kooxda lieberpool iyo dalka Holland ee Virgil Van Dijk oo galay kaalinta labaad iyo kabtanka xulka boortaqiiska kana tirsan kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo oo soo fadhiistay kaalinta sadexaad.


Leo Messi ayay u noqonaysaa markii lixaad ee uu ku guulaysto abaal marinta Ballon d’or.

Loading...
Loading...