Proff Cabdi Cali Oo Ka Hadlay Xayiraada Hadhwanaagnews Shaaciyey Magdhaw Ku Waajibay Dawlada Muuse
Proff Cabdi Cali Oo Ka Hadlay Xayiraada Hadhwanaagnews Shaaciyey Magdhaw Ku Waajibay Dawlada Muuse
Hargeysa(HWN):-Proff Cabdi Cali Jaamac oo ka mid ah aqoonyahanka somaliland ayaa ka hadlay xayiraada ay xukuumada Muuse Biixi la beegsatay Hadhwanaagnews iyo hay’addaha kala ee warbaahinta.
Proff Cabdi Cali Ayaa sheegay in hay’addaha warbaahinta ee ay xukuumadu ku xayirtay sifada sharci darada ah ay xaq u leeyihiin inay helaan magdhaw isla markaana waxa uu su,aal galiyey sababta loo xidhayo.
Prof Cabdi Cali ayaa qoraal uu ku baahiyey bogiisa Facebook waxa uu ku yidhi:-
Hadhwanaag iyo Tvyada kale maxaa loo xidhayaa, kiis hadduu jiro miyaanu iska socon karin; magdhaw culus ayaa u waajibay.
Loading...
Loading...