Waxgaradka iyo Odayasha Xaafada Daami Oo Eedo Ujeediyay Madaxwaynaha Soomaliland.

0
Thursday November 07, 2019 - 20:03:31 in News by
  • Visits: 1602
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxgaradka iyo Odayasha Xaafada Daami Oo Eedo Ujeediyay Madaxwaynaha Soomaliland.

    Waxgaradka iyo Odayasha Xaafada Daami Oo Eedo Ujeediyay Madaxwaynaha Soomaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxgaradka iyo Odayasha Xaafada Daami Oo Eedo Ujeediyay Madaxwaynaha Soomaliland.


Hargaysa(HWN):-Waxgaradka,aqoonyahanka ,Madaxdhaqmeedka beesha degta xafada Daami ee magalada Hargaysa ,oo kulan ay yeeshen maanta madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Xukumadiisaba ku eedayay inay carqalad ku yihiin qabsoomida doorashooyinka golayasha barlamaanka iyo deeganka Soomaliland.

Madaxdhaqmeedkan iyo waxgaradkan ayaa sidoo kale sheegay in madaxwaynu ka saaro labadan qof ee lagu muransan yahay ee uu dabada ka riixayo inay ka mid ahadaan gudida Dorashooyinka Soomaliland oo dhalisay muran badan.




odayashan ayaa sheegay dhibta ay leedahay khilaafka iyo dagaalka waxana ay carabka ku adkeeyan in madaxwaynahu meesha ka saaro labada qof ee lagu muransan yahay,ee caqabadda ku ah in doorashooyinka golayaasha qaranka uu qabsamo lana dhiso gudida dorashooyinka Soomaliland.



Odayashani iyaga oo ku guda jira shirkoodan jara,id ayay waxa ay sheegeen inay xisbiyada mucaradka la qabaan diidmada ay diideen labada qof ee lagu maransan yahay,waxana ay carab dhabeen in kursi jacaylku afrika ay ka dhaxleen cawaaqib xumo badan waxanay ku baqeen in xiligeedi ay ku qabsoonto doorashada Golayasha qaranka Soomaliland.  



Hadhwanaagnews.com 

Hargaysa/Office




Loading...
Loading...