Boobkiyo Xatooyada, Booli Qaran Ka Laasima, Bukaan Weeye Naafo Ah.

0
Thursday November 07, 2019 - 09:14:56 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 187
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Boobkiyo Xatooyada, Booli Qaran Ka Laasima, Bukaan Weeye Naafo Ah.

    BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM (ASCWRWB).


SALAAN KADIB WAXAN MID KHAAS AH U SOO DIRAYAA,BAHDA HADHWANAAGNEWS IYO AKHRISTAYAASHEEDA

BELAAYADU U BARASHO LEH,BOOLI QUUTAYAASHI,

BOOBKA QARAN BARIINSADAY,BIXIN MAAL ILAAHEY,

BAADIDA XALAASHADAY,BAYLAH MAATIYEED HELAY,

MAY BADBAADIN XOOLAH,BAANKA U DHEX YAALEEN,

BUUS HAYGA JOOGTEE,BESBA AAN LA ODHANAYN.

BEDANKA IYO LAABTABA,BOOGAY KU LEEYIIN,

BUKAAN WEEYE NAAFOO,BOGSI LAGAMA FILAYE,

BADHEDHIYO KHIYAMAYN,BAWDKUNA MA CELIYO,

BAKHTI CUNE MA BAQAYO,BAAHIDA DAD WEYNAHA,

BOQONTOY CID GOOYAAN,BAROORTAY KU NAAXAAN.

BASARKOODA WEEYO,BUDHCADU WAY KU FARAXDAA,

BALAAYIINKAY URURSHAAN,BARAKIYO NAFAQO MALEH,

BAABUURTAN QURUXDA LEH,GURYAHAY BINAYSTEEN,

BARKUMA TAAL DHAMAANOO,BUS NAAREEDNA AKHIRO,

                 ISMAIL ABDILLAHI HANDULEH.


Lis Dairy
AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...