Haweeney Reer Bosnia Ah Oo Muddo Afartan Sano Ah Midabka Cas Laga Celin Waayay.

0
Sunday November 03, 2019 - 07:39:42 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 2521
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haweeney Reer Bosnia Ah Oo Muddo Afartan Sano Ah Midabka Cas Laga Celin Waayay.

    Ilaa iyo 18 jirkeedii Zonica Rebernik oo 67 jir ah oo ah haweeney da' weyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ilaa iyo 18 jirkeedii Zonica Rebernik oo 67 jir ah oo ah haweeney da' weyn

Ilaa iyo 18 jirkeedii Zonica Rebernik oo 67 jir ah oo ah haweeney da’ weyn oo ka soo jeeda magaalada Breze oo ah magaalo yar oo ku taalla Bosnia ayaa mar walba waxay qaadaneysay dhar gaduudan xitaa dharkii lagu guursaday wuxuu ahaa gaduud.


Haweeneydaan oo ah macalimad howlgab ah ayaa waxay ku nooshahay guri midabkiisu yahay gaduud oo alaabta dhex taalalana ay wada guduud tahay.





Suxuunta ay wax ku cunto waa guduud , koobabka ay wax ku cabtana waa gaduud waxay gogosha ay ku seexato ka dhigtay mid ka kooban midabka Guduudka .


Tiamaheeda xitaa waa gaduud , dharka ay xirato oo dhanna waa guduud .




Muddo ka badan 40 sano ayey isticmaaleysay midabkaa guduudka ah wuxuuna ninkeeda oo aan midabkaas u badneyn uu sheegay in uu xaaskiisa kala yaabay arrintaa iydoo hadda deegaankeeda caan ka noqotay oo loo yaqaano haweeneydii gaduudneyd .


Dadku xitaa haddiyadaha ay iyada u keenaan waxay ka dhigaan gaduud.


Loading...
Loading...