War Deg Deg Ah : 14 Qof Oo Ku Dhintay Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Berbera.

0
Friday October 11, 2019 - 18:58:53 in News by Hadhwanaag News
  • Visits: 5726
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah : 14 Qof Oo Ku Dhintay Shilgaadhi Oo Ka Dhacay Berbera.

    Berbera (HWN) Shil Baabuur ayaa galabta Shantii iyo badhkii ka dhacay Agagaarka warshada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera (HWN) Shil Baabuur ayaa galabta Shantii iyo badhkii ka dhacay Agagaarka warshada

Sibidhka ee magaalada Berbera,  Shilkan ayaa sababay Ugu yaraan 14 qof oo dhimasho ah iyo tiro ku dhow lix qof oo dhaawac ah.

 

Babuur nooca looyaqaan Noha  oo Siday  Ku dhawaad 20 qof  kana timid dhanka Hargaysa iyo gaadhi jaad  ay leedahay Shirkada Soofe oo kamyimid Burco ayaan sababay  shilkaasi.

 

Gaadhiga nohada ah waxaa saarnaa dad Ethiopian ah oo loomalayanyo inay yihiin kuwa tahriiba.

 

cisbitalka magaalada Berbera ayaan la geeyay dhaawicii oo gurmad deg deg ah loogu samaynayo iyo dadkii dhintayba

 

Warkan kooban waxa noo xaqiijiyay taliyaha taraafikada gobolka saaxil  oo xiligan wali gacanta ku haya  shilka dhacay joogana goobtii shilku ka dhacay.

 

Hadhwanaagnews

Berbera/Office.


Loading...
Loading...