Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya.

0
Friday October 11, 2019 - 18:09:43 in News by
  • Visits: 1651
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya.

    Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Bilada Nabada Ee Uu Ku Guulaystay Raysal Wasaaraha Itoobiya.


Muqdisho(HWN):-Madaxweynaha dawlada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa ka hadlay guusha uu raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed ku hantiyey abaal marinta caalamiga ah ee Nabada Aduunka.


Madaxweyne Farmaajo ayaa fariin uu ku baahiyey bogiisa Twitter-ka waxa uu ugu hambalyeeyey raysal wasaare Dr. Abiy Ahmed isaga oo sheegay inuu kala sii shaqayn doonto iskaashiga gobolka geeska Afrika.




Madaxweyne Farmaajo ayaa fariintiisa ku yidhi " Waxaan si kal iyo laab ah u hambalyeynayaa raysal wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed Ali guusha uu ka gaadhay bilada nabada(Nobel Prize) ee sanadkan, isagu hada waa guulayste u qalma biladan waxaanan ku raaxaystay inaan kala shaqeeyo iskaashiga gobolka.”

 

Loading...
Loading...