Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Cusub Oo Loo Sameeyey Shaqaalaha Rayidka Ah.

0
Friday October 11, 2019 - 18:06:14 in News by
  • Visits: 1567
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Cusub Oo Loo Sameeyey Shaqaalaha Rayidka Ah.

    Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Cusub Oo Loo Sameeyey Shaqaalaha Rayidka Ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Golaha Wasiirada Itoobiya Oo Go'aan Ka Gaadhay Xeer Cusub Oo Loo Sameeyey Shaqaalaha Rayidka Ah.

 


Addis Ababa(HWN):-Golaha wasiirada dawlada Itoobiya ayaa ansixiyey xeerka guddida shaqaalaha rayidka ah oo mudooyinkii ugu dambeeyey horyaalay.


Qodobada ugu waa weyn ee xeerka shaqaalaha rayidka ah ee golaha wasiirada Itoobiya ansixiyeen uu sheegayo ayey ka mid yihiin kormeerida shaqaalaha iyo heerarka ay kala yeelanayaan, mushaharka shaqaaluhu ay helayaan iyo marka ay hawl gab noqdaan dhaqaalaha ay heli karaan.

Image result for meeting of ministers of ethiopia


Golaha wasiirada Itoobiya ayaa wax ka badal lagama maarmaan noqday oo ay ku sameeyeen xeerka guddida shaqaalaha rayidka ah waxay go’aansadeen inay ansixiyaan.

Loading...
Loading...