Kooxaysiga Haysta Xisbiga Waddani By Mukhtar Cilmi

0
Thursday October 10, 2019 - 10:02:52 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1466
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kooxaysiga Haysta Xisbiga Waddani By Mukhtar Cilmi

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato..


Xisbiga Waddani In muddo dheer ayu ku jiray gacmo kooxo is urursatay oo ay rabaan in xisbigan la wareegaan ,kula shaqeyana xisbiga kolba waji marlxalad walba oo cosob soo waajihda,dad fara badan aya xisbiga ka dareeray iyaga awgood oo ay ka dhex sameyeen munaafiqnimo iyo isku dir, kadib kooxda waxa loo baxshay ( boka xaraam)!.

Iyaga ahaa kuwa guuldarada ka shaqeyay 2017 oo kolba qas iyo khilaaf xisbiga dhexdiisa ka abuurayay 2dii sanno ee ugu danbeysay, hadaba ilaahay sharkooda hakaa reebo xisbigan ,, xiabigu waa in laxisaab galaa masuul walba xisbigan hantidiisi. Maanta waxaan  aragna xoghaye xisbiga oo shaqadiisi ku fashilan , intu reer burco bandhigyeed ku qabtay oo ubixiyey furaha guusha ayu ku tacadiyay sida lasheegayo hantida xisbiga !!!.. Taasna waxaan u yaqaana munaafiqnimo.

!..mar labaad waxaan soo jeedinaya in la nadiifiyo xisbiga oo la xoojiyo maamul shaqeyn kara oo xisbi dhab ah mucaarid jira abuura. Intaas aya igu filan caawa....

By Mukhtar Cilmi

[email protected]

 



AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...