Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Ku Meel Gaadh Ah Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay.

0
Wednesday October 09, 2019 - 17:10:00 in News by
  • Visits: 2147
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Ku Meel Gaadh Ah Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay.

    Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Ku Meel Gaadh Ah Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Garoonka Diyaaradaha Ee Magaalada Muqdisho Oo Si Ku Meel Gaadh Ah Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay.


Muqdisho(HWN):-Garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ayaa si ku meelgaadh ah loo xidhay.


Maamulka garoonka ayaa hakiyey shaqadii uu qabanayey gegida diyaaradaha Aadan Cade ee magaalada Muqdisho ka dib markii diyaarad xamuul ahi ay fadhiisatay iyada oo ay u soo bixi waayeen taayaradii u sahlayey inay fadhiisato.

Image result for garoonka diyaaradaha Muqdisho


Diyaaradan xamuulka ah ayaa ku go’an dhabada ay diyaaraduhu ka soo haadaan isla markaana ka soo dagaan taas oo keentay in la hakiyo diyaaradihii soo dagi lahaa ama ka duuli lahaa.


Hawl wadeenada garoonka diyaaraduhu ka haadaan ee magaalada Muqdisho ayaa haatan ku hawlan sidii ay dhinac ugu leexin lahaayeen diyaaradaas ku go’an dhabada garoonka.

Loading...
Loading...