Codsiga Caarre Waa Isla Aqbaleen Odayada Dhaqanka Iyo Xukuumadda Iskudoonida Ahi.
isku doonida
saaranyihiin way Isla meel,Dhinaca kale waxaa barbar socda mashruucii dagaalka
ceel Afweyne oo in badan dabada laga riixayey isna isbedel siyaasadeed keenay in la
joojiyo. Dagaalka Ceelafweyne waxaa in badan waday siysasad ciidan beeleed
samaysatay. Isbedel siyaasadeed baa Xukuumaddii Kulmiye dusha kaga yimi intii Ciidankii sanaag bari u
goostay xagga Puntland oo reer u gaar ahayd. Waxaa cali Khaliif SOMALILAND
ka keenay waxay ahayd in Somalia
wakhtigii Xassan sheekh loo diiday
dawlad goboleed laakiin imika Sannaag Bari iyo sool iyo Caarre waxaa loo
wadawadaa dawlad goboleed.
XUKUUMADDA KULMIYE markay arkeen dubaha ku soo fool leh
inay talaabada u horaysa ay qaadan noqotaba inay dagaalkii Ceelafweyne ee ay shanta sano wadeen inay soo afjaraan oo labada
reer ee ay dagaalka siyaasaddysan
dhex dhigeen waxma garatadoodii dhinacay
la hurinayeen faraha kalabaxaan oo ciidan beeleedka ay Buurmadaw iyo ina Xaashi wadeen la kala
diro. Oday dhaqameedka ina Hirsi qani iyo ina Cabdiqaadir wateenna way Isla qaateen in Caarre la cafiyo
cidankana iyagoo Ceergaabo jooga la qarameeyo laakiin dhawaaqii xalay shaashadaa la inaga tusayey
ee dadka looga dhigayayey arin weyn wuxuu ahaa (fague) ee arin beri horeba la inoo sheegay bay ahayd . Waxaa la soo gaadhay wakhti intaanay dawlad goboleed ka
SOMALILAND laga dhex samayndoonaa iman
in Caarre lasoo xero xero geliyo.markay halkaa marayso wax waliba (cost) buu isu bedelay, Xukuumaddaa reer Xaraf na waxay aaminsantay Waa
xoolo, KOL HADDAY XISAAB KUGU TUHMAAN XARAF LAGUU JIID. Caarre kharashkii
lagu furdaamin lahaa ayaa sidii hoos loogu dhigi lahaa baa xisaabtiisii lagu jiraa.
Caarre iyo sanaag
bari iyo Sool waa isku mawqif. CAARRE
HADA ARINKIISA IYO CAFISKIISU WUU DHANYEY EE WAXAN LA DUL MARMARAAYAA WAA KHARASHKII KU BIXILAHAA WAXAN LA DHOOBDHOOBAYAA.
M Bashe
AFEEF:
Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!