Waaddni Iyo Hanka Dhaliyarta By Mukhtar Cilmi

0
Tuesday October 08, 2019 - 09:30:59 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1229
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waaddni Iyo Hanka Dhaliyarta By Mukhtar Cilmi

    Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato.


 

Laf dhabarta qaran waa fikirka iyo waliba faca jiilka dhalinyarta ee dal iyo shiciba ku faano, waa hagaamiyaasha mustaqbalka  hagaha, tusaha iyo tilmaamaha toosan uu dal leeyahay.Dhalinyarta somaliland oo marka la qeexayo qiimaha ama tiradda dadkeena ay ka yihiin lagu qiyaaso 70%, ayaa waxa ay uu soo shaqa tagay xisbi 8 sanno jiray oo burburiyay taageeradoodii,oo ku kacay qabyaalad,karti la’aan, qo’aan aan tayo lahayn, kooxiisi.

waxa xusid mudan in himiladii dhalinyarta somaliland uu gabi ahaanba burburay noqdayna xunbo daad qaaday xisbigaasu , waxa dhalinyarta somaliland soo food saaray xisbiga waddani siyaasadiisa xisbiyeed ee nafeeyey hanka dhalinyararta,siyaasadaas in ay gabi ahaaba keentay in nacayb ka dhex abuurmo saaxdda.

xisbigii waddani waxa macangig ka dhigay shakhsiyaad taladiisii xog kula wareegsaday iyo siyaasadd madhalays ah , musharaxii dhama ee waddani CIRRO wuxuu isku walaaqay musharaxnimaddi 2017 dhacday iyo hogaaminimadda xisbiga oo doorashadii ka hor Somaliland usheegay waan wareejiyay!, bal hadii taasi run tahay muxuu digrato walba xisbiga ka soo baxday o.o u saxiixa maadama u xisbigi hudoomiye loo magacaabay oo ah Xil. Jirde!. 

waxa idinku soo iif baxaya in u xisbigan weli CIRRO haysto oo Xil.Jirde yahay sawir. Waad aragtayn in shirki dhamaa oo kamaqna dibna loo riixay awoodiisi .waxaana imikana xisbigaas ka dhex aloolsan dagaal weyn awood qaybsi u dhaxeeya kooxdii XIRSI iyagoo aan waxba haynin iyo sawiradii hore ee xisbiga dhex fadhiyay mudooyin fara badan.!!

 

mudooyin fara badan aya la sheegayay waddani iyo maamulka cirro yahay siyaasad ku ciish oo aan la garanayn waxay tahay ,taasna waxay kalifday in xisbigan kaadir fara badan ka dhaqaaqaan iyo kuwa imika ka wada dhaqaaqaya marka ay arkayn waddani inu yahay hagbad koox gaar ahee ku nooshahay!. doorashaddii kadib runtii madaxweyne muuse biixi wuxuu qaaday talaabooyin fara badan  xaga magacaabinta dhalinyarta kana qayb qaatan xukuumadiisa,halka u cirro ka saqiiray oo ila haataan gudoomiyaashiisi gobolada weli ay yihiin odayaal aan waxba kulayhayeen goobaha ay joogaan , oo ay xafiisyadoodi iska wada xidhan yihiin qaarna ay mafrashyo qaad ah noqdayn!!!.

 

sidaas darteed kursi laguma gaadho ee waa maqdarad meeshu ka fog xisbi qaran oo himilo leh!.

 

By Mukhtar Cilmi

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...