Maalin baa iman doonta in qofka la dooranayo lagu qiimeeyo wuxuu bulshadiisa u qabtay...By Barkhadladiif M. Cumar

0
Tuesday October 08, 2019 - 08:39:58 in Articles by
  • Visits: 1626
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maalin baa iman doonta in qofka la dooranayo lagu qiimeeyo wuxuu bulshadiisa u qabtay...By Barkhadladiif M. Cumar

    Maalin baa iman doonta in qofka la dooranayo lagu qiimeeyo wuxuu bulshadiisa u qabtay...By Barkhadladiif M. Cumar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maalin baa iman doonta in qofka la dooranayo lagu qiimeeyo wuxuu bulshadiisa u qabtay...By Barkhadladiif M. Cumar


Maalin baa iman doonta in qofka la dooranayo lagu qiimeeyo wuxuu bulshadiisa u qabtay.


Soomaalidda way ku yar tahay in si shakhsi ah qofku hantidiisa galiyo Dan guud.


Siyaasiyiinta soomaaliduna intaanay xil umadeed qaban ma jirto arrin dan guud ah oo ay ka shaqeeyeen amba ay ku faanni karaan marka laga reebo saddex siyaasi oo mid waliba si iskii ah arrimo dan guud ah ugu qabtay dadkiisa.

Image may contain: 1 person, smiling, sitting, table, office and indoor

Jamaal cali xuseen sanad walba arday badan oo kala deegaamo ah ayuu waxbarashadda ka bixin Jirey oo qaarkood jaamacado dibadda ah ka soo baxeen.


Siyaaasiga labaad waa Abdiraxmaan Bayle wasiirka maaliyadda Somalia wuxuu toban sanno ka hor dhisay dugsiga hoyga ah ee Gab oo ku yaal waqooyiga Boorama taas oo uu bixiyo kharashka ku baxa dugsigan.

Image may contain: 1 person, suit

Siyaasiga 3aad waa Foosiya Xaaji Aadan Qabile oo iyaduna aasaastay jaamacadda Hargeysa.


Inta ogaalkayga ah saddexdaas qof baan u hayaa arrimo muhiim ah oo ay dadkooda u qabteen, hadii aad ogtahay kuwo kale waa muhiim inaynu dadka kale ka baranno.

Image may contain: 1 person

Maalin baa iman Doonta in dadku ku qiimayn doonaan dadkooda xilka u qabanaya muxuu dan guud ka soo qabtay oo sidaas darajadda lagu saaro.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...