Caasimadda Talyaaniga ee Roma oo noqotay magaalo Qashinku ku soo badanaayo iyo Cagliga ay keentay!!!!

0
Wednesday October 02, 2019 - 12:51:21 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1572
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Caasimadda Talyaaniga ee Roma oo noqotay magaalo Qashinku ku soo badanaayo iyo Cagliga ay keentay!!!!

    Saaka saacaddu markay ahayd....8:45...waxa laanta Afka-ingiriisiga..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saaka saacaddu markay ahayd....8:45...waxa laanta Afka-ingiriisiga..
ee BBCdu..barnaamijkeedii subaxeed ku soo dartay.....faallo ku saabsaneyd caasimadda Talyaaniga oo noqotay caasimad qashinku ku soo badanaayo....oo meel kasta Caagad iyo Daasad lagu arkaayo... dawladdu waxay soo saartay...in qofkii Caagad ama Daasad keena la siinaayo... (5 gambo oo lacagta yuurada ah )!! waxa la diyaariyey mishiin aad ku ridayso Daasadda ama Caagadda xashiiska ah ee aad dhulka soo qaaday oo isaguna lacag ku siinaaya oo kuu soo tuuraaya.nin saxafiya oo saaka ay Bbcda ingiirisigu ka wareysaneysay arrinta caasimadda Roma ayaa yidhi..waxay Romi noqotay meel xashiish badan oo meelkasta Caagad iyo Daasadi taalo... (The city of waste). taas oo laga baqanaayo in ay bilicdii Roma wax u dhinto..waxa kaloo uu sheegay la arko jiir faro badan oo meelahaas cararaaya...arrintan oo ay dhibsan karaan..dalxiisayaasho.


dawladdu waxay sharciyeysay in qofkii keena 30 caagadood uu helaayo lacag uu ku iibsado tigidh uu ku raaco Tareenka. markaas madaamoo Roma oo ah caasimadda Talyaaniga ee ka caanka dunidu ba...magaalo xashiishku ku batay...aan la saairno....Maayarka hargeysa...Dawladda hoosena caqliga Roma oo kale ha keento.Iga dhan...

 

Qore: C.casiis Maxamed Yoonis(ansaari).

Macalin dhiga luuqadaha|Aqoonyahan College for English!

Facebook:abdiazizyonis.

Email:[email protected]

Tell: 063 4175733.

Hargeysa,somaliland.

AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...