'' Baaruudoow Caasimaddu Ciyaar Magasho ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

0
Tuesday October 01, 2019 - 09:54:30 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1612
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    '' Baaruudoow Caasimaddu Ciyaar Magasho ''. W/Q: Ahmed Nour Guruje

    Caawa saaxiibkay Mustafe Barud wuxuu keenay dood cajiiba oo odhanaysa Hargaysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Caawa saaxiibkay Mustafe Barud wuxuu keenay dood cajiiba oo odhanaysa Hargaysa caasimadda halaga raro oo weliba Barri haloo raro , doodaas iyada ah na waxaan ka celinayaa sadexdan qodob .

 

Caasimaddi sideedaba waa goob dadku kusoo uruuro cadaan iyo madow Islaam iyo gaalo , waxaanay u bahaan tahay dulqaad, xadaarad iyo ilbaxnimo , markaa

 

Caasimadda ma waxaad gayn lahayd Burco oo maqaaxidii Hablaha iyo canjeeladdi qalaysay lana qabsan wayday , mise waxaad gayn lahayd Ceergaabo , oo waxaad rabtaa marka siyaasaddu heer shaani gaadho in afarta beeloodba inaga dhaartaan , mise waxaad gayn lahayd Laascanood oo Madaxwayne C/rashiid laggu dilay , Riyaale laggu weeraray si aan Madaxwaynuhu hurdaba u seexan .

 

Baaruudoow caasimadu ciyaar ma gashee ciyaarta inaga daa .


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...