Maog Tahey Akhrisoow ;Ilamaha Yar, Ee Fadhi Barradka Ahi Ma Daayo Kufitaanka , Hooyadiina Ma Deeyso Soo Habo;

0
Monday September 30, 2019 - 10:38:10 in Articles by Hadhwanaag News
  • Visits: 1233
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maog Tahey Akhrisoow ;Ilamaha Yar, Ee Fadhi Barradka Ahi Ma Daayo Kufitaanka , Hooyadiina Ma Deeyso Soo Habo;

    Taas Waxaa Ka Dhigan Muuse Biixi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taas Waxaa Ka Dhigan Muuse Biixi.
muuse  bulshada weyn ee somaliland waxeey u taqannaa inuu  inuu yahey , nin mucagagga oo kaligii taliye ah , oo aan cidna dhageeysan, (2 sano oo dhodhow buu  uu muuse uu tallada dalka heyey, labadaa sano somaliland waxaay gashey halkii ugu liitatey ee tariikhda somaliland (ABID) ay soo marto, illaa xiligii engriiska.

 

 

Muuse biixi; waxuu noqdey walee madaxweynihii ugu baal madowabaa ee soo mara  somaliland, waxuu dalkii galiyeey qabylaad collaaad dalkii oo kalla xidhan bari iyo galbeed, isla markaana barigii somalilnd bulshada ku nool waxuu ku beerey collaad dhaqala xumo , waxbrasho laan  

 

 

Burco waxii  bari ka xiga wax babuur oo ganacsiyi ma taggaan, waxaas oodhan wuu ugu talla galley, anigu magaranayo waxuu ka waada ama waxii faaiido ugu jiirra arinkaas, qofka qaldan waxaa lagu gartaa , si khaldan buu  wax u wadda ama u fakirraa, ilaa uu dad kalla qabiye mooyaane maba gamo habeenkii.

 

Tusaale ahaan, markuu hadlaayo qud badiisa waxaa u dhigaa ,  in uu bulshada somaliland qaarkood ka dhigto cadow, taas baa idiin ah markhaati cad ee aad wadda og tihiin, maan sheeeg dadka  la cuna dalka ama ku tageera qabiiil.

 

Hadaba dalka somaliland hadii uu sidaaas ku sii socdo ama ninkan muuse biixi aad qurraan saari weydaan  walaahi meel  wallan dalku ku dabeen doono.

 

waxaasna waxaa ugu wacan oo uu maqlaa 4 nin oo tajiira oo ku yidhaada dalka sidaan dooneyno u maamul,

 

 

Hadaba anigu waxaan u sheegayaa ineey been  ku noolyihiin  somaliland anigaa iska leh talllada illaaheybaana shaqeeysa, somaliland walahi inaan ugga tageen 4 tajiira iyo muuse biixi.

 

waxaa qorrey fuaad maxamed qawdhan arimaha bulshada

facebook fuaad qawdhan

00447383135563

 


AFEEF:

Hadhwanaagnews marnaba masuul kama aha Aragtida dadka kale. Qoraaga ayaa xumaanteeda, xushmadeeda iyo xilkeeda sida. waxa kaliya oo Hadhwanaagmedia dhiirigalinaysaa, isdhaafsiga aragtida, canaanta gacaliyo talo wadaagga!

Loading...
Loading...