Madaxwayne Hore Ee Soomaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dawlada Fadraalku La Warigeeda Hawada Ku Aarsanayso.

0
Sunday September 22, 2019 - 20:34:26 in News by
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Hore Ee Soomaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dawlada Fadraalku La Warigeeda Hawada Ku Aarsanayso.

    Madaxwayne Hore Ee Soomaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dawlada Fadraalku La Warigeeda Hawada Ku Aarsanayso.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Hore Ee Soomaliya Xasan Sheekh Oo Sheegay In Dawlada Fadraalku La Warigeeda Hawada Ku Aarsanayso.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay tallaabooyinka dowladda Soomaaliya qaadeysay ee la xidhiidha awaamiirta dhanka maamulka Hawada.

Madaxwayne Hore Xasan Sheekh ayaa qoraalkiisan ay ka muqatay mid uu ka xaqanay argosashada Dawlada Fadraalka ee uu hogaamiyo Madaxwayne Farmaajo uu Bilabay waxana uu ka tigay waxyabaha ka dhalan kara ,waxana uu ka sheekayay muddo badan ee lasoo samraayay in hawada Soomaliya dib gacanta ugu Dhigto.



Qoraal uu bartiisa Twitter-ka soo geliyay ayuu ku sheegay in Soomaaliya ay muddo 30 sano ah sugeysay inay gacanta ku dhigto maamulka Hawadeeda.

"Waa xaalad murugo leh in dowladdu u isticmaasho maareynta hawada sidii hub siyaasadeed oo saameyn culus ku yeelan kara xasilloonida siyaasadeed iyo midnimada dalkaā€¯ayuu yiri Xasan Sheekh Maxamuud.

Xasan Sheekh ayaa kula taliyay dowladda Federaalka inay labo jeer ka fikirto, kana laabato dariiqa hadda wax loo wado.

Loading...
Loading...